XIGMAD-SOOR.02 (11 Gabay)
Dhouh D. Dualeh Dhouh D. Dualeh
25.3K subscribers
3,744 views
29

 Published On Aug 20, 2015

Waa 11 maanso oo ka mid ah, suugaantii Alla ha u naxariistee; Jaamac Yuusuf Diiriye (JAAMAC-Yalax), waana xidhmadii 2aad, ee suugaantii aynu u bixinnay XIGMAD-SOOR, ee uu ku daba jirey, Siciid Mahad Digaale (Siciid-amarre). Gabayadan wuxuu Siciid ka duubay, oo codkiisii inoo ku marinaya, Cabdi Jaamac-yalax, oo uu dhalay, marxuumkaas gabayada lahaa. Sidoo kale; ILaahay isagana ha u naxariisto’e, Cabdi wuxuu geeriyoodey, muddo yar ka dib, markii Siciid uu 11kan gabay ka duubay, qiyaastii 3 bilood iyo maalmo ka-dib, isla sannadkan 2015. ILaahay ha u wada naxariisto - AAMMIIN.

Waa diyaarintii iyo soo-saaristii Diiwaan Studio, By Dhuux D. Dualeh - London. Sidaas iyo ka-bogasho wacan.

show more

Share/Embed